Author Archives: cylink

New Strategy to Resolve the Somali Conflict

Although written in 2010, it is still valid, relevant and up-to-date The paper below written by Mohamed Abdullahi in April 2010 was partially adopted by the Government of Farmajo in that year, particularly in the security and welfare of the … Sii Akhri »

Posted in Youth | Leave a comment

Heshiiska Borotokoolka Lagu Dhisayo Golaha Dastuur-Ansixinta Qaranka Soomaaliya

Saxiixayaasha Qorshe-Hawleedka (Roadmap) Soomaaliyeed, 2012 Heshiisk Borotokoolka Lagu Dhisayo Golaha Dastiirka-Ansixinta Qaranka Soomaaliya Waxaa la guddoonsaday 22 June 2011 Heshiiska ay saxiixeen oo dhamaystiran halkan ka akhri

Posted in Youth | Tagged , , , , , , , , , , | Leave a comment

Talo Soojeedin Sidii looga Gudbi Lahaa Xilliga Kalaguurka

Waxaa soo Gudbiyay Ibrahim Farah Muwaaddin Soomaaliyeed Ascww Soomaaliyeey, Salaantaas qaaliga ah ee Islaamka ka dib, waxaan idin soo gudbinayaa saddex iyo toban (13) farriimood oo aan ugu talo galay in aan isla fiirinno sidii looga gudbi lahaa xilliga kala … Sii Akhri »

Posted in Youth | Leave a comment

Bogga Ingiriisiga ee CYL

Waxaa mar dhow haddii Eebbe idmo aannu soo dhammaystiri doonna qaybta Inigiriisiga ee bogga CYL, kaasoo aannu haatan gacanta ku hayno dhismihiisa. Marka uu soo dhammaado, waxaan rajaynaynaa in xubnaheena iyo akhristeyaasha guudba ay ka heli doonaan macluumaadka bogga.

Posted in Youth | Leave a comment

Sannad guuradii 1aad ee CYL

Waxaan ku faraxsannahay in ay si guulleh u buuxsantay sannad guuradii koobaad (1aad) ee kasoo wareegtay markii la unkay Central Youth Link (CYL), taasoo ahayd 1da Luuliyo 2011 ka.

Posted in Youth | Leave a comment

Hambalyo Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed!

CYL Waxay ku faraxsantahay sannad guuradii 52aad ee kasoo wareegtay Madaxbannaanidii Gobollada Koofureed iyo Is-raacii Koofur iyo Waqooyi, taasoo ku beegnayd 1da bisha Luuliyo 2012. Waloow ay jiraan dhibaatooyin badan oo dulsaaran Dalka iyo dadka Soomaaliya, waxaan marnama meesha ka … Sii Akhri »

Posted in Youth | Leave a comment

Dabbaaldegga Maalinta Xornimada Soomaaliya oo Ka dhacday Rognan, Norway

Kowdii Luuliyo 2012, markay saacaddu ahayd 12ka saqdii dhexe waxaa isu soo baxay dadweyne fara badan oo Soomaaliyeed kuwaasoo jooga dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.  Dhallinta ku nool Rognan, Norway oo ay kamid ahaayeen xubnaha CYL ee Rognan kama marrayn xuska … Sii Akhri »

Posted in Youth | 2 Comments

Soo dhawaada dhammaantiin

Xarunta Isku Xirka Dhallinyarada CYL waa urur dhallinayaro ah oo loo abuuray in ay isku xiraandhallinta Soomaaliyeed dal iyo dibad meelkasta oo ay joogaa, si ay uga wada tashadaan aayahadalkooda iyo dadkooda. Waxaa shaki la’aan ah in dhallintu tahay tiirka … Sii Akhri »

Posted in Youth | Comments Off on Soo dhawaada dhammaantiin