Category Archives: Youth

Hey’adda Codka Dhallinta Soomaaliyeed (CYL): Bogaadin iyo hambalyo

Annagoo ah muwaadiniin soomaaliyeed kuna midoobay hey’adda Codka Dhallinta soomaaliyeed ee (CYL) oo og dhibaatooyinka (siyaasadeed, nabad gelyo, dhaqaale iyo bulshadeed) ee ka taagan dalkeenna ayaan waxan go’aansannay in aan taageero iyo garab istaag u fidinno cidkasta oo aan isleennahay … Sii Akhri »

Posted in Youth | Leave a comment

Dalkeenu Waa Hodan

“Calaf nimuu u diidoo cuni waaya mooyee, ciideenu waa hodan”. Dhulkeena oo Eebbe ku mannaystay xeebta ugu dheer Afrika, 3 webi, beero, xoolo nool iyo kalluuna leh ayaan intifaacsigiisii dhabta ah loo soo jeesan wali! Walow ay dowladdii KACAANKU in … Sii Akhri »

Posted in Youth | Comments Off on Dalkeenu Waa Hodan

Ururka isku xirka dhalinyarada (CYL) oo kulan wadatashi ah ugu qabtay Cadaado odayaal iyo dhalinyaro

Talaado, May 7, 2015, Ururka isku xirka dhalinyarada Soomaaliyeed ee Central Youth Link (CYL), ayaa maanta kulan wadatashi ah ugu qabtay degmada Cadaado ee xarunta shirka maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud. Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhaqanka … Sii Akhri »

Posted in Youth | Comments Off on Ururka isku xirka dhalinyarada (CYL) oo kulan wadatashi ah ugu qabtay Cadaado odayaal iyo dhalinyaro

Dhiirrigelinta Qoraaga Soomaaliyeed

Barnaamijka dhiirrigelinta qoraaga Soomaaliyeed, waa barnaamij ay Central Youth Link ugu talo gashay, sare u qaadidda xaddiga agabka ku qoran Af-Soomaaliga. Waxaa sidoo kale looga gol leeyahay barnaamijkaan in lagu himmad geliyo da’yarta Soomaaliyeed ee jecel in ay afkooda hooyo … Sii Akhri »

Posted in Youth | 1 Comment

Hoggaamiyuhu Waa Bulshadiisa

Haddii aan samaano, hoggaankuna wuu samaan. Sida qof caafimaadqaba uu ugu bukoodo dhexjoogida dad jirran, hoggaanka fiicanina wuu ku dhex doorsoomaa, oo ku dhex jirradaa bulshada xun. Haddii aan samaanana, oo wanaagga iyo waxa inaga dhexeeya aannu wada ilaashano, way … Sii Akhri »

Posted in Youth | Leave a comment

Diyaar-garaynta Miskaxda Soomaaliyeed

Qoraa Keenyaan ah oo qoray buuggii caanka ka ahaa dugsiyada sare ee Kenya “My Life In Crime” ayaa wuxuu yiri sidatan, “haddii been aad alliftay aad ku cel celiso dhawr jeer, adigii allifay baa run u malayn doona”! Hadaba, marka … Sii Akhri »

Posted in Youth | Comments Off on Diyaar-garaynta Miskaxda Soomaaliyeed

Taag-darrida Qabiilka

Qabiilkaaga iyo qaranka kee mudan? Waxaa shaki la’aan ah in qabiilkaagu aanu difaaci karin xaduudaha Soomalia, bad, birri iyo cir midnaba! Isla mar ahaantaana aanu awood u lahayn in uu iska difaaco duullaan dibadda kaga yimaada. Ingiriis, Talyaani, Faransiis iyo … Sii Akhri »

Posted in Youth | Leave a comment

Jiilka Cusub; Gabdhaheena

Ayadoo labaatankii sano ee lasoo dhaafay ay dalka halakeeyeen dhibaatooyin amni darro, dhaqaale iyo kuwo siyaasadeed oo gurracan, isla mar ahaantaasna arrimaha dalka wax laga weydiin jiray, hoggamiyaal is-magacaabay oo danahooda siyaasadeed sii marsiin jiray tubta qabyaaladda, ayaa waxaa sanooyinkan … Sii Akhri »

Posted in Youth | Leave a comment

Aqoon-Kororsigii Xubnaha CYL

Bishii May 25 keedii illaayo 26keedii, waxaa magalaada Nairobi ka dhacay aqoon korosi ay soo qabanqaabisay Central Youth Link, kaasoo ay ka faa’iideysteen 16 qof oo badankood xubno ka ah ururka dhallinta Soomaaliyeed ee Central Youth Link. Aqoon-kororsigaan oo ay … Sii Akhri »

Posted in Youth | Leave a comment

New Strategy to Resolve the Somali Conflict

Although written in 2010, it is still valid, relevant and up-to-date The paper below written by Mohamed Abdullahi in April 2010 was partially adopted by the Government of Farmajo in that year, particularly in the security and welfare of the … Sii Akhri »

Posted in Youth | Leave a comment