Xubnaha

Xubin ka noqoshada CYL

Xubin ka noqoshada CYL waa mid iskaa ah oo aan cidina lagu qasbayn. Qof kasta oo CYL ka tirsan waa mutadawac diyaar u ah in uu waqtigiisa, miskaxdiisa iyo maalkiisaba galiyo samo ka talinta dalkiisa iyo dadkiisa. Waxaa shardi ah in qofku uu ka madax bannaan yahay qabyaalad iyo afkaar shisheeye. CYL waxaa xubin ka noqon kara qof kasta oo Soomaali ah oo u dhexeeya ama ka weyn 18-35 sano. Haddii aad ku qanacdo mabaadii’da CYL ee hoos ku qoran, fadlan buuxi foomka hoose.

Comments are closed.